Saturday, February 9, 2013

Saciid Khadar iyo IDIL Nuux oo Gabadhi u dhalatay


Saciid khadar Cabdillaahi iyo Idil Nuux Cige oo Hargeysa Gabadhi ugu dhalatay.

Aabo Khadar Aw Cabdillaahi Aw Axmed, Hooyo Xaliimo Jibriil Kaahin, A/nuur Khadar Cabdillaahi, Rooda Khadar Cabdillaahi iyo Innankeeda iyo Waliba C/Shakuur Khadar Cabdillaahi, Abtiyo Axmed Jibriil Kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Maxamed Jibriil kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Cabdiqaadir Jibriil Kaahin iyo Caruurtiisa, Abtiyo Xuseen Jibriil Kaahin, Habo Nimco Jibriil Kaahin iyo Carteeda, Habaryaro Maryan Jibriil Kaahin iyo Caruurteeda, Habaryaro Amran Jibriil Kaahin, Adeero Salaan Aw Cabdillaahi Aw Axmed iyo Cartiisa, Adeero Xasan Aw Cabdillaahi iyo Caruurtiisa, Edo Canab Aw Cabdillaahi iyo Caruurteeda, Edo Nimco Aw Cabdillaahi iyo Innanteeda, Edo Sahra Aw Cabdillaahi iyo Caruurteeda. Dhammaan Dadkaasi oo kala jooga Gudaha Dalka iyo Dibadiisuba ay Hambalyo iyo Bogaadin gaadhsiinayaan

Saciid Khadar Cabdillaahi Iyo Idil Nuux Cige

Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha

Hambalyo Dhalasho Farxad leh

Agaasimaha guud ee Telefishanka Somaliland Space Channel, Maxamed Muuse Xasan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Madaxa Wararka ee Telefishanka C/Casiis Cali Caddaani, Madaxa Maamulka iyo Lacagta Cigaal Cismaan Almis, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Mukhtaar Ismaaciil Cali, C/qaadir Maxamed Xasan, C/Naasir Guray Meecaad, Khadra C/rashiid Jaamac, Mushtaaq Cabdi Nuur, C/raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji) Jimcaale Aw Cali Ibraahim, Faysal Xasan Aadan iyo Dhammaan Wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada kala duwan ee Telefishanka Madaxa Bannaan ee Somaliland Space Channel waxa ay Hambalyo u dirayaan ,

Saciid Khadar Cabdillaahi Iyo Idil Nuux Cige Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha.

Hambalyo Dhalasho Farxad leh

C/laahi Faarax Tubeec iyo Xaaskiisa , Cigaal Cismaan Almis, Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamed Axmed Cige, Maxamed Nuur Cige iyo Xaaskiisa , Barkhad Muxumed Cumar , Mawliid Muxumed Cumar iyo xaaskiisa, C/raxmaan Muxumed Muuse iyo Xaaskiisa , Xasan Mu’min Maxamed , Guuleed Xasan Maxamed (Gabyaaye) Xaaskiisa iyo Caruurtisa, Ismaaciil X. Carab Ismaaciil iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/naasir Cismaan Maxamuud (Food-cadde), Xasan Maxamuud Cawaale xaaskiisa iyo caruurtiisa, Xamse C/raxmaan X. Yuusuf, C/rixiin Xaashi Cumar ,Faysal Xasan Aaden iyo Xaaskiisa , Mukhtaar Cabdi Xaashi, Mukhtaar Ismaaciil Gabar iyo Xaaskiisa , C/xakiin Xaamud Cumar , Maxamuud Xuseen Jaamac, C/raxiin Axmed Carab, Mushtaaq Cabdi Nuur, Sagal Mustafe Xasan Nuur iyo Odaygeeda, Nimco Maxamuud Samriye iyo Odaygeeda, Yaasiin Xuseen Ismaaciil. C/laahi Cismaan Cabdi (C/laahi Gadhle) Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo ugu dambayntii C/laahi Cabdi Xasan. Waxa ay Dhammaan Dadkaasi Hambalyo iyo Bogaadin gaadhsiinayaan

Saciid Khadar Cabdillaahi Iyo Idil Nuux Cige

Oo 28, January, 2013 ay Gabadhi ugu dhalatay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Gabadhaasi yar waxa loo bixiyay Safa (Safa Siciid Khadar)

Waxaanay Gabadhaasi yar ILaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba Daryeesha

 

No comments:

Post a Comment